Somali

Kambaniga pushco waa cambani soomaliyeed oo fadhigiisu yahay dalka shiinaha, wuxuuna sharciyad buuxda ka haystaa dalka shiinaha, Kambaniga Pushco waxaa uu macaamiishiisa u hayaa adeegyo dhammaystiran oo ah dhoofinta iyo raridda shixnadaha caalamiga ah ee maraakiibta iyo kuwa guda ah.

Adeegyada uu bixiyo Kambaniga Pushco

Kambaniga pushco waa cambani soomaliyeed oo fadhigiisu yahay dalka shiinaha, wuxuuna sharciyad buuxda ka haystaa dalka shiinaha, Kambaniga Pushco waxaa uu macaamiishiisa u hayaa adeegyo dhammaystiran oo ah dhoofinta iyo raridda shixnadaha caalamiga ah ee maraakiibta iyo kuwa guda ah.
Kambaniga pushco waxaa uu Leeyahay shaqaale xirfad yaqaan ah oo isugu jira somali iyo ajnabi kuwaas oo shaqadooda ay tahay ineey ka taxadaraan:

  • In ay ka taxadaraan in ay jabto alaabta
  • In ay ka taxadaraan in ay qoydo alaabta
  • Iyo in ay ka taxadaraan in ay lunto alaabta

Sidookale kambaniga pushco waxaa uu Leeyahay bakhaaro waaweyn oo lagu kaydiyo alaabta halkaas oo loogu dhammaysto wixii daryeel iyo ilaalin ah inta aysan dhoofin ama aan la rarin alaabta.
Kambaniga pushco waxaa uu si gaar ah uga Sii taxadaraan alaabaha sida fudud u jabi kara sida taleefoonada, combuutarada, dhalooyinka iyo muraayadaha iyo wixii la mid ah.
Kambaniga pushco waxaa uu si gaara ah uga taxaddaraa dukumentiyada shixnadaha iyo tarriifadaha alaabta noockasta oo ay yahiin ilaa ay ka soogaarayso meeshii ay ku socotay.
Kambaniga pushco waxaa uu macaamiishiisa ugu talagalay Webbside iyo email ay si gaar ah ugala xariiri karaan Kambaniga si ay ula socdaan xaaladda alaabtooda, waxaa kale oo ay ka heli karaan websidka wax walba oo ku saabsan macluumaadka ganacsi ee ka jira dalka shiinaha.
Kambaniga pushco waxaa uu shaqeeyaa 24 saac maalin kasta si loo fududeeyo baahida macaamiisha iyo guud ahaan ganacsatada ku xiran pushco.

Telefoonada pushco kala xariiri karto waa

Hassan Caato

+8613129370272

Ahmed Ibrahim

+8613054406237

Said Fareey

+8613416130780